Waxaa sanadahani danbe aad u tira batay furiinka,ama kala taga lamaanaha is qaba ee sida lama filaanka, ah durba u ku kala taga balse su’aasha ah maxaa keenay furiinka ayaa noqotay mid soo no noqata.
Hadaba waxaa dhahi karnaa bur burka qoysaska, waxaa loo aanayan karaa in aay salka ku hayso arimo fara badan oo aan qaaar ka mid ah astaamahoodaa aan hoos ku xusi doono.
Waxa keena furiinka waa wax aad u adag hadii si loo eego hasa yeeshee waxay sheegaan dadka ku taqasusay arrimahaan in loo aaneeyo arimao fara badan oo aan ka xusi karno.
1 dhibaato dhaqaale oo soo wajaha qoyska
2 In lakala fogaado oo laba meel aay ku kala noolaadan qoysaska
3 dabeecada oo lagu kala duwanaado.
4 balwadda lamanaha is qaba mid ka mid isticmaalo Balwada
5 dhaqanka oo lagu kal duwanaado
6 gogosha oo leeskaga kal heli waayo oo mid ka mid ah lamanaha gogasha mid kale ku qancin waayo
7 faragalin ku timaada lamaanaha dhankasataba ha ahaatee,
Marki si fiican aan u eegno nolosha bini’aadamka waxa ugu muhiimsan waa g
uurka sidaas daraadeed ayaa dadka badankiis u arkaan furiinka in ay tahay guuldaro ku timaada guurka.
Balse waxaa la doonaya inta badan had iyo jeernain lagu dadaalo samirka iyo dulqaadka., murtida ama maah maahyada Soomaaliya ayaa oranaysaa Haween ka samir ama u samir taasi oo loola jeedo in aay haweenka cara badan yahiin inta badan.
Hadaba qormadayna tan xigta ayaan ku soo qaadan doona, sirta rasmiga ah iy sabo badan oo loo aanayo furiinka haduu allah ka dhigo, wixi kordhin iyo fikradahna waa idiin furan tahay.
uurka sidaas daraadeed ayaa dadka badankiis u arkaan furiinka in ay tahay guuldaro ku timaada guurka.
No comments:
Post a Comment