www.tolmawaaye.blogspot.com

Blogger Themes

Friday, March 11, 2016

Baasaboorada ugu qiimaha badan & kuwa ugu qiimaha xun dunida oo lasoo bandhigay + Kaalinta Somalia kaga jirto

Hay`ad fadhigeedu yahay magaalada London oo lagu magacaabo Henley and Partners oo baaris ku sameysa arrimaha Visoyinka iyo baasaboorada ayaa warbixin-sanadleheeda soo bandhigtay.


Warbixintan ayay hey`aadu ku eegtay qiimaha iyo qiima-xumida ay leeyihiin baasaboorada kala duwan ee waddamada caalamka, waxaana ay sameysay liis ay arrintani ay ku kala qaadeyso.

Kaalinta koowaad ee baasabooska uu qiimaha bada adduunka ayaa waxaa galay waddanka Jarmalka oo ruuxii wataa uu 177-wadan uu viso la`aan tegi karo.
Waddamada ugu qiimaha xun baasabooradooda oo ay Soomaaliya ku jirto ayaa waxaa kaalinta koowaad ka galay waddanka Afghanistan oo baasaboorkeeda lagu tegi karo viso la`aan 25 wadan oo keliya.
Soomaaliya ayaa kaalinta afaraad ee liiska waddamada baasabooradoodu qiimaha xunyahay kasoo gashay, waxaana baasaboorkeeda lagu tegi karaa bilaa viso 31-wadan, iyadoona ka qiima wanaagsanaatay wadamo waaweyn oo qaarkood nabdoon sida Pakistan iyo Ciraaq.



World’s best passports (by number of countries granting visa-free access)
1) Germany — 177
2) Sweden — 176
3) Finland, France, Italy, Spain, UK — 175
4) Belgium, Denmark, Netherlands, U.S. — 174
5) Austria, Japan, Singapore — 173
6) Canada, Ireland, Luxembourg, Norway, Portugal, South Korea, Switzerland — 172
7) Greece, New Zealand — 171
8) Australia — 169
9) Malta — 168
10) Czech Republic, Hungary, Iceland — 167
11) Slovakia — 165
12) Liechtenstein, Malaysia, Slovenia — 164
13) Latvia — 163
14) Estonia, Lithuania — 162
15) Poland — 161
16) Monaco — 160
17) Cyprus — 159
18) San Marino — 156
19) Chile — 155
20) Hong Kong — 154
World’s worst passports
94) Liberia — 43
95) Burundi, North Korea, Myanmar — 42
96) Bangladesh, Democratic Republic of Congo, Lebanon, Sri Lanka — 39
97) Kosovo, South Sudan, Yemen — 38
98) Eritrea, Ethiopia, Iran, Nepal, Palestinian Territory, Sudan — 37
99) Libya — 36
100) Syria — 32
101) Somalia — 31
102) Iraq — 30
103) Pakistan — 29
104) Afghanistan — 25
hadaba shaxda baasaboor ka somalia iyo kuwa  ku xiige 
Si Aqri

About Me

Popular Posts

By 2016 www.Tolmawaaye.com Copyright © waa il warred laku kal sonyaha oo saal iyo raad leh