www.tolmawaaye.blogspot.com

Blogger Themes

Saturday, May 14, 2016

Hadal yar balse xikmad ku dheehan tahay


Xaasidka ha ku mashquulin, isagaa dhib isugu filan!
Doqonna ha ku mashquulin, berri bey haddana lumeysaa!
Jaahilkana ha u jawaabin, la hadalkiisu waa cudur!
Kii kugu qaldamayna iska cafi, si Rabbi adigana kuu cafiyo!
Wax walba oo lagaa sheegana ha ka jawaabin, hadii kale wax qabsan meysid!



No comments:

Post a Comment

About Me

Popular Posts

By 2016 www.Tolmawaaye.com Copyright © waa il warred laku kal sonyaha oo saal iyo raad leh