www.tolmawaaye.blogspot.com

Blogger Themes

Wednesday, April 20, 2016

Manchester United ayaa wajaheysa xilli ciyaareedkooda ayuu ugu goolasha yaraayeen waayaha Premier League.


Manchester United ayaa wajaheysa xilli ciyaareedkooda ayuu ugu goolasha yaraayeen waayaha Premier League.
Kooxda Louis van Gaal ayaa kaliya shabaqa soo taabatay 40 jeer xilli ciyaareedkan, lamana filayo inay barbareeyeen markii ugu danbeysay ee ay ugu goolal yaraayeen ee xilli ciyaareedkii 2004-05 oo ay dhaliyeen 58 goolal.

Markii ugu fiicneyd ee ay dhaliyaan goolasha ugu badan waayaha Premier League waxa ay aheyd xilli ciyaareedkii ka danbeeyay markii ay seddexda koob ku guuleysteen iyagoo dhaliyay 97 gool xlli ciyaareedkii 1999-00. Kooxda Red Devils ayaa waxaa sidoo kale caqabad ku ahaa goolal yaraanta kulamada garoonkooda garaa ahaan qeybta hore ee ciyaaraha.
Van Gaal ayaa difaacay habkiisa tababarenimo xilli ciyaareedkan, laakiin taageerayaasha ayaa ka daalay inay daawadaan kooxdooda oo ku guuldareysaneysa inay riski qaataan.

Q/W: mohamed nour





No comments:

Post a Comment

About Me

Popular Posts

By 2016 www.Tolmawaaye.com Copyright © waa il warred laku kal sonyaha oo saal iyo raad leh